Site icon Metro Matters

Laynka Mashruuca RapidRide H: Ganacsiyada ayaa furnaan doona inta dhismuhu socdo

BIXINTA XARUNTA LAYNKA MUSTAQBALKA EE RAPIDRIDE H OO LAGA SAMAYNAAYO 15TH AVE SW AND SW ROXBURY ST Ganacsiyada ayaa furnaan doona inta dhismuhu socdo.

Inta lagu jiro dhismaha Laynka RapidRide H, Metro waxay xasuusinaysaa dadwaynaha in ganacsiyada ku yaala daafaha marinka gaadiidku furnaan doonaan.

Xog ku saabsan Laynka Gurmadka ee RapidRide
Laga bilaabo 2022, Wadada RapidRide H, oo isku xiraysa Burien iyo White Center ilaa Downtown Seattle/South Lake Union siina maraysa Xaafada Delridge, ayaa kor u qaadaysa muddada safarku qaato, kalsoonida, iyo isku socodka basaska kale iyo Sound Transit’s Link light rail.

Xarumaha la hormariyay

Astaannada baska ee RapidRide waxay dadka rakaabka ah siinayaan kalsooni dheeraad ah, iyo qaab socdaal joogto ah oo la isku halayn karo. Casriyaynada waxaa ku jiri doona:

Helitaanka iyo badqabka la kordhiyay

Isbadellada RapidRide ayaa fududayn doona kordhina doona badqabka in loo lugeeyo gaari curyaanna lagu galo baska. Hormarinnada waxaa kamid ah:

Kor u qaadista xawaaraha iyo isku halaynta adeegga

Dadka rakaabka ah ayaa filan kara hoos u dhac ku yimaada waqtiga safarku tagaayo inta la wado isbadellada RapidRide. Hormarinnada adeegga dheeraadka ah waxaa kamid ah:

Wax su’aalo ah ma ka qabtaa dhismaha? Nalasoo Xariir!

Waad ku mahadsan tahay dulqaadkaaga intaan wadno kor u qaadista gaadiidka deegaankaaga. Inaan ku siino xog joogto ah aana yarayno saamaynada ayaa ah muhiimadaheena koowaad.Dhammaan mudada dhismuhu socdo waxaan:

Kooxda Wacyi Gelinta Bulshada ee Metro

Exit mobile version